Saxilnews.com
Madaxayne Putin Oo Si Wayn Ugu Guulaystay Doorashadii Madaxwaynanimada
March 19, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com) Monday, March 19, 2018 08:05:01
Mar u ka hadlayay isu soo bax balaaran oo lagu qabtay bartamaha cassimada Moscow ayaa madaxwayne Putin waxaa uu sheegay

 

Madaxwayne Vladimir Putin ayaa 6 sano oo kale xafiiska sii hayn doona ka dib markii uu si wayn ugu guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday.

Khudbadda guusha oo uu ka jeediyay magaaladda Moscow ayaa waxa uu sheegay in natiijada doorashada uu u arko in ay tahay kalsooni la siiyay waxqabadkiisa.

Madaxwayne Putin ayaa sidoo kale ku baaqay midnimo iyo isku duubnaan.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay guusha uu ka gaaray doorashada madaxtinimda Ruushka, waxaa uuna sheegay in arrintani ay ku timid waxqabadkiisa.

Mar u ka hadlayay isu soo bax balaaran oo lagu qabtay bartamaha cassimada Moscow ayaa madaxwayne Putin waxaa

 

COMMENTS
Latest News