Saxilnews.com
Maayar Soltelco Oo Ka Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Xukuumadda Iyo Shirkada DP World Kala Saxeexdeen
September 9, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Maayarka caasimada hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco ayaa ka hadlay heshiiska dekeda magaalada berbera ee ay kala saxeexdeen xukuumadda Somaliland iyo shirkada Dp World.

Waxaaana uu hadalkan ka jeediyay munaasibad casuumad ah oo  xalay loo sameeeyey xubnihii soo saxeexay heshiiska dekeda berbera ee DP World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News