Saxilnews.com
Maareeyaha Cusub Ee Wakalada Biyaha Berbera Ayaa Maanta Xilkii La Wareegay
March 26, 2019 - Written by shiine caynaba

Berbera.(saxil.news.com) Agaasimaha Guud Ee Wasarada Biyaha Somaliland Ayaa Maanta Xilkii U Kala Wareejiyey maareeyaha Cusub Ee Wakalada Biyaha Berbera Iyo maareeyihii Hore
Xalfad Kooban Oo Lagu Qabtay Gudaha Wakalada Biyaha Berbera Waxana ka Soo Qayb Galay Maamulka Gobolka Saaxil Ka Degmada Berbera Iyo Marti sharaf kale

Goor dhaw muuqaal la soco

COMMENTS
Latest News