Saxilnews.com
MAAMULKA PUNTLAND OO HESHIIS LAGU WAREEJINAAYO DEKADA BOOSAASO IMINKA LA SAXEEXATEY SHIRKADA DP WORLD EE DALKA ISUTAGA IMARAADKA+SAWIRO
April 6, 2017 - Written by admin

Dubai (Saxilnews.com)-Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Muddane Cabdiwali Cali Gaas ayaa waxaa uu dawlada imaraadka la saxeexdey heshiis lagu maal galin doono dekada Boosaaso ee maamulkaas .

 

Heshiiskan ayaa saxeexiisu uu goor dhaweyd ka dhacay magaalada Dubai waxaana dhawaan dekada Boosaaso maamulkeeda la wareegi doonta shirkada Dp World oo gacanta ku haysa dekado badan oo caalamka ah isla markaana ay ka mid tahay dekada magaalada Berbera ee Somaliland

 Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 4 people, people standing

Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News