Saxilnews.com
Maamulka Golaha Deegaanka iyo D/hoose Ee Gabiley Oo Olole Nadaafadeed Ka Fuliyey Gudaha Magaalada Gabiley
March 27, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Ololahan Nadaafada ah,ee Maamulka Golaha Deegaanka,Shaqaalaha D/hoose iyo Ururada Bulshada Rayidka

Gabiley(HWN)-Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,iyo D/hoose ee Degmada Gabiley,oo ay horkacayaan Maayarka Degmada Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi iyo Xogahayaha D/hoose Mustafe Maxamuud Xaaji Cabsiiye,ayaa maanta ka bilaabey Gudaha Magaalada Gabiley ololihii ugu balaadhnaa ee noociisa ah oo lagu nadiifiyo Qeybaha iy Xaafadaha kala duwan ee Magaalada ololahaas oo ay ka qeyb qaateen Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Gabiley.

Ololahan Nadaafada ah,ee Maamulka Golaha Deegaanka,Shaqaalaha D/hoose iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee Magaalada Gabiley,iyo Guud ahaanba Dadweynaha Reer Gabiley,  saaka ka fuliyeen Xaafadaha iyo Qeybaha kala duwan ee Magaalada ayaa,qeyb ka ah Qoryashayaasha,Golaha Deegaanka ee Sanadka 2018ka kaas

 

COMMENTS
Latest News