Saxilnews.com
Maamulka Gobolka Sool Oo Maanta U Kala Direy Deegaanada Gobolka Sool Kooxo Dhakhatiir Ah Oo Ka Socda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Iyo Fariin Ay U Direen Bulshada Deegaanada
July 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews)-Maamulka gobolka sool iyo masuuliyiinta wasaarada xanaanada xoolaha gobolka sool  ayaa maanta u kala direy deegaanada gobolka sool kooxo dhakhatiir ah oo ka socda wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland kuwaasi oo talaalaya xoolaha ay haystaan dadka xoolo dhaqatada ah eek u nool deegaanadaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News