Saxilnews.com
MAAMULKA DEKEDA BERBERA OO GOORDANBE OO HAABENIMO AH KA JAWAABAY WARARKA SHEEGAYA IN DEKEDA SHIRKADO CARBEED LAGA KIREYNAYO”DAAWO MUUQAL
November 20, 2015 - Written by admin

Berbera(Saxilnews.com)-Masuuliyiinta sare ee Dekeda Berbera oo habeenkii xalay saacadihii danbe warbaahinta kula hadlay barxada Dekeda ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Dekeda Berbera laga kireynayo shirkado carbeed oo kazoo jeeda dalka isutaga imiraatka carabta,

Waxaanay masuuliyiinta Saree e Dekedu warkaas sheegaya in dekeda la kireynayo ay ku tilmaameen mid aanay waxba ka jirin oo iyaga oo Socdaalka Madaxweynaha ee berberana ku tilmaamay mid shaqsiya balse wixii shaqo utaala ee dhagax dhigista mashaariicda dekedu fulinaysona uu dhagax dhigi doono.

Waxaana warka iyo beenintiisa ka hadlay Maareyaha Guud ee Dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)iyo Maareye kuxigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac

Hoos Ka Daawo Muuqalka Warbixintanhttps://www.youtube.com/watch?v=S-VljVBom1U&feature=youtu.be

COMMENTS
Latest News