|
|||||
Saxilnews.com
MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE BERBERA OO DIB UDHIS IYO DAYACTIR KUWADA 6 DUGSI WAXBARASHO OO BERBERA KUYAALA
March 17, 2019 - Written by editorBerbera(saxilnews.com)-Dawlada hoose ee Degmeda Berbera waxay bilowday dayactirada qaar ka mid ah Dugsiyada Hoose/dhexe ee gudaha magaalada Berbera. Iskuulada laga bilaabay dayactirada oo kala ah:- Dugsiyadan waxay ka mid yihiin 48 dugsi oo ay dawlada hoose ee Berbera gacanta ku hayso kuna maamusha barnaamijka Maamul Daadajinta ee Wasaaradaha Dawlada Iyo Dawlada Hoose Berbera Ka Dhexeeya..
COMMENTS
|
Latest News
|