Saxilnews.com
Ma laga yaabaa in doorashadaan ay qiil-qiil galiso kursiga madaxweyne Trump
November 6, 2018 - Written by editor
.Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES

Shacabka Mareeykanka ayaa u dareeyray codbiinta doorashada dhexe ee Mareykanka.

Dhamaan goobaha codbixinta ee bariga xeebta ayaa la furay inkastoo uu loolan adag ku dhex marayo xisbiyada Republican-ka iyo kan Dimuqraadiga.

Doorshayooyinka dhexe ayaa ku soo beegmaya xilli Mr Trump ay u dhimantaya laba sano oo kale.

Mr Trump ayaa maalintii ololeha doorashada ugu dambeeysay Saddex goobood ka sameeyay olole, isagoo taageerayaashiisa u sheegay in berri ay ku xirantahay guul kasto oo aan gaarno.

Muwaadiniin Ruush ah oo lagu eedeyay faragelintii doorashada Mareykanka

Cabsida Trump ‘dabinka been abuurka’ iyo baaritaanki Muller

Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga.

Dhanka kale Barack Obama oo isagana u ololeynayay xisbiga Dimuqraadiga ayaa yiri, dalkeena dabeecadiisa waa sanduuqa codka.

Sidoo kale bartiisa tweeter-ka ayaa waxaa uu madaxweynihii hore ku soo qoray “codbixitaan waxaa laga yabaa in ay noqoto tii ugu muhiimsanayd nolosheeda”.

Waxaa la rajaynayaa in ay dad aad u badan isugu soo baxaan doorashadaan.

.

COMMENTS
Latest News