Saxilnews.com
“MA JIRO WAKHTI CAYIMAN OO WADA-HADALLADA SOMALILAND IYO SOMALIYA LOO QORSHEEYAY”WASIIRKA ARIMAHA DEBEDA SOMALILAND YASIIN FARATOON
March 17, 2019 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa yidhi”Ma jiro wakhti cayiman oo wada-hadallada (Somaliland iyo Soomaaliya) loo qorsheeyay”

 

Madxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa 13kii bishan dalka Imaaraadka carabta ka sheegay in wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ay 19ka bishan ka bilaabmi doonnaan dalka Gaana magaalada Accra ee Caasimada u ah Dalkaas kuyaala Gelbeedka Afrika

COMMENTS
Latest News