Saxilnews.com
La Taliyaha Madaxwayne Siilaanyo Ee Arrimaha Doorashooyinka Oo ka Hadlay Cashuuro Dheeraad Ah Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Sharaabka Iyo Biyaha Soo Saara
March 5, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-La taliyaha madaxwayne Siilaanyo ee dhanka doorashooyinka Somaliland Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa ka hadlay cashuuro dheeraad ah oo lagu soo rogey shirkadaha soo saara sharaabka iyo biyaha,waxaana uu fariin u direy mulkilayaasha shirkadah,masuuliyiinta dawladda Hoose ee caasimada hargeya iyo waliba dawlada dhexe ee Somaliland.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News