Saxilnews.com
Kulanka Wakiilka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya oo madaxweynaha JSL la qaatay Kulan muhiima
April 8, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wakiilka maraykanka u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Mr. Brain H. Phipps.

DSC_0043

 

Waxaana kulankan madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Maaliyada, wasiirka Gaashaandhiga, wasiirka waxbarashada, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta, wasiir ku xigeenka Arrimaha dibeda, iyo Xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha JSL.

 

Shirka ka dibna waxa saxaafada si wada jira ula hadlay wasiirka madaxtooyada iyo wakiilka weftiga hogaaminaayey.

 

 

 

Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)

Xoghayaha Gaarka ah ee Xafiiska Saxaafadda Madaxtooyada JSl

COMMENTS
Latest News