Saxilnews.com
kulahaa hadii daalo airline danbe sii shaqayso,,,, marka uu u hanjabayo shirkad xaguu ka keenay awooda ma afkii wasiir xirsi baa ma kii madaxweyne siilaanyaa .
September 3, 2015 - Written by admin

kulahaa hadii daalo airline danbe sii shaqayso,,,, marka uu u hanjabayo shirkad xaguu ka keenay awooda ma afkii wasiir xirsi baa ma kii madaxweyne siilaanyaa anigu ma garan karo lkn aan ogaalkayga hadlo….
waa ninka iska leh shebeked beeleeda burco online, waxaa maal geliya wasiirka Hersi Hassan waxaa iminka guri looga iibiyay magaalada burco, muxuu xirsi u qaabilsan yahay , wuxuu u qaabilsanyahay in uu website kiisa ku caayo weriye yaasha wax ka sheega wasiir xirsi..maxaa cadayn ah .todobaad gudihiis waxa uu website kiisa ku soo weeraray sadex weriye oo uu sumcadooda iyo shakhsiyadooda meel kaga dhacay, kow waxa uu soo aflagaadeeyay weriye Mo Yousof Bakayle laba waxa uu todobaadkan isna ku soo caayay shebekadiisa suxufiga ruug cadaaga ah ee Kayse axmed Digaale ee magaalada burco, waa wax lala yaabo hadana waxa isla shebekadiisa la igu soo aflagaadeeyay todobaadkan aan ku jirno oo dee wax sheeg ma aha e cay caadiya oo milgaha dadnimo ama karaaamda qof leeyahay dhaawacaysa ay igaga soo qoreen waa yaab taas anoo ka fejecsan hadana waxa uu maanta shebekadiisa uu mulkiyada leeyahay wasiir Xirsi iyo facebuugiisa uu ugu soo hanjabayaa shirkada daalo airline oo uu leeyahay waa hadii ay daalo airline danbe sii shaqayso, hee ma gantaal buu ku dhufanayaa, bal xaguu geynayaa xaguuse u soo marayaa ma wasiir xirsi buu ku odhanayaa adeer xidh, waa kuma waa nin la yidhaahdo Jama Abdullahi-Biime oo aan nin weyn u aqaanay se hada qabyaalad iyo caadifad cunsuriyadaysan la soo baxay,,,, yaab badanaa

COMMENTS
Latest News