Saxilnews.com
Koxda Dayax Band Oo Noqtay Hormudka Fanka Somalida Iyo Casimada Somalilnd Oo Ay Gilgilen
August 5, 2017 - Written by cabdilaahi hargaysa

Hargaysa.(Saxilnews.com)Koxada Dayaxa Band Oo Mudoyinki Udan beyay Dhagah Bulsho Waynta Hantiyay.

Koxdani Dayxa band aya noqotay Haldorka fanka somalida ee sandakan 2017.

yado ay umuqato in aay koxdani shikhisay koxa badan oo ka jiray gayga somalidu dagoto

Warbahinta (Saxilnews)Oo La kulan tay Gudomiyaha koxda dayaxa band Daha Cabdi Gas .

aya Shegay In Sii Hagarlana inay Bulshada Ugu Soo Gud Bin Donana Koxda Dayaxa Band Ee Uu Masulka Ka yahay Heeso Iyo Barnamijyo Tayo Leh . Sido Kale Bulshada Aya Udhag tagaysa Barnamijiyda Cusub Oo Koxdu Wado.

Cabdi amiin cabdilahi  Mohmed(morgan)

(Saxilnews Hargaysa )

 

COMMENTS
Latest News