Saxilnews.com
Komishinka Doorashooyinka Kenya Oo Hada Shaaciyey Madaxwaynaha Rasmiga Ah Ee Doorashadii Ku Guulaystay
August 11, 2017 - Written by admin

nairobi (Saxilnews.com )-Komishinka Doorashooyinka Dalka Kenaya Ayaa xarunta Dalkaasi Kenya Kaga dhawaaqay inuu tirinta codadka kadib uu ku guulaystay hogaaminta Dalka Kenya Uhuru Kenyata oo hore u ahaa madaxwaynaha dalkaasi kenya

Mucaaridka ugu wayn dalkaasi kenya odinga ayaa fadhiyey xarunta codadka lagu tirinayey gomas ee nairobi

waxaan dib kasoo sheegid doona tiradada codadka lagu kala guulaystay

COMMENTS
Latest News