Saxilnews.com
Komishanka Doorashooyinka Oo Go,aan Kama Dambays Ah Ka Soo Saarey Dacwad Uu U Gudbiyey Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid+Masuliyiinta Xisbiga Oo Ka Hadlay.
March 2, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews):-komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta go,aan ka soo saareen nuqulka dacwad uu u gudbiyey xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid kaasi oo ahaa in xildhibaano ka soo baxay xisbiga Ucid oo dhawaan ku biirey xisbiga Kulmiye laba ka mid ahina ay ka mid yihiin maayarada dalka in laga qaado booskii gudoomiyenimo ee xisbiga ay u joogaan gole deegaan ahaan.

Komihanka ayaa waxay sheegeen in sharci ahaan labdaasi masuul ay so badalan karaan xisbiga Ucid iyada oo go,aankana loo gudbin doono maxkamada oo go,aan ka gaadhi doonta.

Masuuliyiinta xisbiga Ucid waxay soo dhaweeyeen go,aanka ay so saareen komishanku iyaga oo sheegay in maxkamadana ay ka filayaan go,aan la mid ah kan Komishanku so saarey.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News