Saxilnews.com
Kofi Annan oo geeriyooday
August 18, 2018 - Written by editor
Kofi annanLahaanshaha sawirkaAFP
Image captionKofi Annan

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa geeriyooday isagoo 80 ahaa.

Wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee Afrikaanka madow ah ee qabta jagada ugu sarraysa diblomaasiyadda dunida, wuxuuna xilkaas hayey 1997 – 2006.

Wuxuu ku guulaystay abaalgudka nabadda Nobel ee dhanka bani’aadminimada.

Xilliyadii dambe wuxuu noqday ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Suuriya, isagoo hogaaminayey dadaalka ku saabsan sidii xasaradda dalkaas ka taagan xal loogu heli lahaa.

Wararkaas oo iska soo daba dhacaya halkan kala soco

COMMENTS
Latest News