Saxilnews.com
Khudbadii Wasiir Cukuse ee Sagootinta Wasiir Ku Xigeen Wasaarada Warfaafinta Somaliland
March 14, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta Ka Hadlay Munaasibad lagu sii sagootinayay Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaaasi oo loo bedelay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Soo dhawaynta Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Warfaafinta

 

berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News