Saxilnews.com
KHUDBADDII MADAXWEYNAHHA EE LABADA GOLE.ABWAAN: IBRAAHIM-RASHIID CISMAAN GUURE (ABOOR).
March 29, 2015 - Written by admin

Waxxaan qabaa in arrimahha ku saaabsan MASIIRKA DALKA aanu goyn karin qof keligiis ahi, balse ay tahay in laga wada tashado

Ka dib markaan  dhegeeystey khudbaddii  uu  madaxweyne Siilaanyo u  jeediyyey labada  Gole  ee  Wakiillada &  Guuurtida, waxxaan shakhsi  ahaan  u  arkay in uu  madaxweynuhhu  mar  kasta  u adeegsado si  khaldan oo  keligii  talisnimo ah, oo  baaal  marsan awooodda uu sharciga & Distoorka dalku  siiinayyo  Madaxweynahha.

(A). Waxxaan  qabaa  in  arrimahha ku  saaabsan  MASIIRKA  DALKA aanu goyn  karin  qof  keligiis ahi, balse  ay  tahay  in laga  wada tashado, lagagana  dooodo  Golahha  Baarlammaannada (Wakiillada & Guuurtida), marka  wax  laysku  raacona  ay  ansixiyyaan.
Waxxaan  aad  ula  yaabay  in  <b< span=””>

Dowlad  ay  u dhiman  tahay 3 Bilood ay doooneyso  in  ay  DEKEDDA  BERBERA  ku  wareejisoSHIRKADO AJAAANIB ah, iyada  oo  quud-darraynaysa  in  ay  ka hesho  DILLAAL LUF-LUF fiiican oo  ay  meeeshsha  ka  garoocato, muddo  dheerna ay u saxeexdo.

Dekeddeenu  waa  ta  ay  dowladdeennu  ka  hesho  Dakhliga  ugu badan  ee  aynnu ku  kala  wadno Mushahaarada  Xubnahha Baar-lammaannada, Shaqaalahha  Wasaaradahha  &  Wakaaladahha Dowladda, Madax-dhaqameedka, Ciiidammada dalkeenna & Mashaa-riicda Horuu-marineed  ee  uu  dalkeennu  u  baahan  yahay.
Waxxay  ila  tahay  in aan  arrintan  lagu  deg-degin oo  si wanaagsan  looga  dooodo  loogana  baaraan-dego, lana falan-qeeeyyo,  kharashka  aynnu  ka  heli  dooonnaa, ma noqonayyaa mid ku  filan oo  dabooli  kara  baaahida  dhaqaale  ee waddankeenna?
Tan  kaleeto  ma  jiraan  xeerar  ku  saaabsan  SIDA  AYNNU  DAL-AHAAAN  ula  xidhiiidhaynno, Heshiiisyona  ula  saxeeexan  karnoSHIRKADAHHA  AJAAANIBKA ah. Yaa  iska  leh  awooodda SHARCI-DEJINTA? yaase  iska  leh  awooodda  FULINTA?
Sida  ku  xardhan  Distoorka  Qaranka  S/laand, awoooddaSharci-dejinta  waxxa  iska  leh Golahha Wakiillada, oo  u  gudbiyya Golahha Guuurtida, dabadeedna  uu  Madaxweynuhhu saxeeexo. Intaasi marka  ay  dhacdo  ayaa  Xukuuumadduna Fulinteeda leedahay.
Xeerkaas  HESHIIISYADA  SHIRKADAHHA  AJAAANIBKA  ah  lala  geleyyaa, marka  ay  soo  diyyaaeiso  Xukuuumaddu  waa  in  la  soo  mariyyaa GOLEYYAASHSHA  BAARLAMMAANNADA oo  xaq  u  leh  in  ay  wax  ku  kordhiyyaan, ama  wax  ka  beddelaan, si ay u ansixiyyaan. hirgelintiisuna waxxay  noqonaysaa  labadan mid  ahaaan:
(1). In  marka  ay  Xukuuumaddu  soo  diyyaariso heshiiska ay la geleyso  Shirkad Ajaaanib ah, in  ay u soo  gudbiso Goleyyaashsha Baarlammaannada, si  ay u  oggolaadaan in ay  Xukuuumaddu  ku socoto heshiiskaas  iyyo  in  la  diiido  gebi-ahaaanba.
(2). In awoood buuuxda  loo siiiyyo  Xukuuumaddu in ay Heshiis-yadaas iyadu  si toos  ah ula geli  karto  Shirkadahha  Ajaanibka  ah, laakiinse  ay mar kastaba  u gudbiso  Heshiisyadaas  oo  qoraal  ah  Goleyaashsha Baarlammaannada, si  ay  ula  socdaan ama uga  war  hayyaan.
(B).    DAGAALKA  KA  SOCDA  YAMAN
       & S/LAAND  MAXAA  ISAGA  DAN AH.
Runtii waa wax  lala  yaabo in  uu  Madaxweyne Siilaanyo iskaga   dhawaaaqo in  uu  waafaqsan  yahay  QARAARKII  ka  soo  baxayJAAMACADDA  CARABTA, ee  ahaa  in  dagaal  lagu qaaado DALKA YAMAN, ee  aynnu  xagga  badda  jaarka  ka  nahay, isaga oo  aan  cidna  kala  tashanna keligiis  go’aan kaas  DAGAAAL gaadhay.
(a). Dowlad  ay  dhammaad  tahay  muddadii  loo  soo  doortay  in ay  dalkan S/laand  maammushaa sidee  bay ugu  horseedi  kartaa Dalkeenna & Ummaddeennu in ay galaan dagaal  aynnaan  wax shaqo  ah  ku  lahayn.
(b). Horta  Jaamacadda  Carabtu  GOONNI-ISU-TAAGGA S/LAAND ma  AQOOONSAN tahay. Sidee baa dowlado aan inaba jiritaan keenna qirayn, oo  aan  oggolayn  in  ay  XUJAAJTEENNU ku tagto  xajka BAASAABBOORKEENNA, aynnu ugu  fulinnaa  waxxa ay iyagu doonayyaan. Miyyaanay  ahayn in lagu xidho shuruuudda ah,  in  ay  marka  hore  ina  AQOOONSADAAN, ka dibna aynnu  ka wada  hadalno  waxyaalahha  aynnu  wada qabsanaynno.
(c). Wararka ka  soo  yeeedhayya  Wasaaradda  Arrimahha  Debedda ee  Soomaaliya, waxxay  sheegeyyaan  in  ay ka  aqbaleen  dalalka KHALIIJKU in  ay isticmaalaan Madaarrada  iyyo  Dekedahha S/laand si  ay uga  weeraraan dalka Yaman, oo  uu  Wasiirka  Arrimahha Debedda ee  Soomaaliya heshiiskaas  ku  saxeexi  dooono Magaalada RIYAAD  ee  BOQORTOOYYADA  SUCUUDIGA.
Iyada  oo  ay  warar kaas  oo  dhammi  war-baaahinta  ku  jiraan, ayuu  madaxweyne  Siilaanyona  caddeeyyey in  ay  Dowladda S/laand oggolaatay  in  Yaman  laga  duuulo  dalkeenna!!!!
Haddaba  ma  waxxa  ina  maammula  Dowladda  Soomaaliya  ee  uu Xassan Shiikh  madaxda  u  yahay, ee  mar walba  sheegta  in  aanay jirin  wax  la  yidhaahdo  S/laand, oo  ay  midnimada  Soomaaliya muqaddas  tahay. Mise  waxxaynnu  nahay qaran iskiis u  madax-bannaan  oo  la  yidhaahdo S/laand? Run ahaaantii  waxxa  is weyddiiin  leh: Siiilaanyo  &  Xassan Shiikh ma  wax  bay  isku  og yihiiin,  aanay  shiccibka  reer S/laand ogeyn?
Hab-dhaqqanka  Siyaasadda Arrimahha  Debedda  ee  Xukuuumadda Siiilaanyo, maaalinba  maaalinta  ka  danbaysa  hooos  bay  u  sii dhacaysaa. Tallaaabo  kasta  oo  ay  qaaaddaana  waxxay  u muuuqataa: ‘KUD  KA  GUUROO  QANJO  U  GUUR’. Oo  marnaba kama  soo raynayso.
Ugu  danbayntii S/laand  uma  baaahna  in  dab holcayya  farahha loo  geliyyo. dagaal  aynnaan  wax  shaqo  ah  ku  lahaynna  in  la geliyyo waddankeenna  uma  baahnin. Xukuuumaddan  gabbalkeedu sii  dhacayyaana  yaanay  ina  sii  galaafan.
Waxxaan  u soo jeedinayyaa Goleyyaashsha  WAKIILLADA iyyo GUUURTIDU in ka  soo  saaraan baaq  diiidmo ah, dadweeynahha reer  S/laandna waa in ay BANNAAN-BAXYO  ku  muujiyyaan shucuuurtooda  ay  kaga  soo hor jeedaan, dagaal  lagu  qaaado waddammada  aynnu  deriska nahay, waana  in  aynnu dhex-dhexaad u  ahaaanno walaaalehheen, oo  aynnaan  u  kala  eexan.
                            MAHADSANIDIN.
rashid osman <rashidosman10@yahoo.co.uk

 

COMMENTS
Latest News