Saxilnews.com
Kaftanka Maanta ( Tiraabtaydu Saw Toban Malyuun Geedka Kuma Tiirin )
March 19, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Bulshaduna tusaalay noqdeen tamaradoodiiye , Teerana nin laggu beegi karro teeba muu qorine

Tartankii lasoo maray markii rag is tafniidaayey ,

Tamaniga markii meesha dheer la isku taaraayey,

Waa tallo aduunyoo warkaa geleyay taariikhe ,

Col ba tobanin baa lagga xusee taana bal aan sheeggo .

Qurba joog waddani taabacsani waa tartamayeene ,

Geestooda waa tiiriyeen tamarna muujeene .

Bulshaduna tusaalay noqdeen tamaradoodiiye ,

Teerana nin laggu beegi karro teeba muu qorine ,

Heesahana waxaa taam ahaa tii xisbigan tiile ,

Ololena waxaa toos ahaa kii naloo tumaye .

Hayeshee shan baa nagga tirtiray toyashadii guude ,

An tilmaamo waa tallo aduun taydun maqashaane .

Tookh iyo tilmaan iyo fariin amase taariikh ba ,

Wuxuu tamashle doodeed warmaha naggu tikraaraayey ,

Ama

 

COMMENTS
Latest News