Saxilnews.com
“JAMAAL CALI XUSSEN SADDEX SANNO AYUU MUSHHARAX BAAN AHAY LACAG KU URURSANAAYEY “.. FAYSAL CALI WARAABE + MUUQAAL.
July 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley go,aamada ay maanta  gudida diwaangalinta ururada Siyaasiga ah ay ka soo saartey khilaafkii xisbiga UCID

 

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in go,aamadaas ay qaadan doonan waxii ay is waafaqaan xeerka xisbiga UCID u yaala isla markaana ay ka tashan doonan waxii aan xeerka xisbiga Waafaqin

Sidoo Kale Gudoomiye Faysal Cali waraabe waxaa uu tilmaamay in Jamaal Cali Xussen  uu muddo saddex sanno ah lacag ku urursanaayey Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID baan ahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News