Saxilnews.com
JAMAAL CALI XUSEEN OO BOGAADIYAY DUQA CUSUB EE GABILEY
March 18, 2015 - Written by admin

Murashaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa bogaadin iyo ducoba u diray Mayorka Cusub Ee Magaaladda Gabiley Maxamed Amiin Cumar Dheere oo ay mudanayaasha golaha deegaanka ee magaaladda Gabilay iska dhex doorteen, ka dib markii duqii hore loo magacaabay wasiirka warshadaha.

 

qoraal kooban oo uu jamaal cali xuseen soo gaadhsiiyay hadhwanaagnews ayaa waxa uu ku yidhi  Waxaan halkan hanbalyo balaadhan uga Soo dirayaa una duceynayna Mayorka Cusub Ee Magaaladda Gabiley Maxamed Amiin Cumar Dheere oo Doorashaddii Golaha Deegaanka Ka Soo baxay xisbigga UCID Ee magaaladda Gabiley. Waa shakhsi u qalma runtii. Ilaahay ha Ku guuleeyo xilkaasi isagoo u shaqaynayna

 

Waxaana Sheegay Alle Uga Baryey Inuu Xilkaasi Ku Asturo

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News