Saxilnews.com
Itoobiya Oo Laga Yaabo Inay Maanta Doorato Raysal Wasaare Cusub Kuma Ayuuse Noqondoonaa?
March 27, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Dr. Abey Ahmed oo isna ka socda ururka qoomiyada Oromoada ee OPDO ayaa ah ragga loo hadal hayo inuu noqdo raysalwasaaraha cusub ee dalkaas

Hargeysa (HWN)-Xisbiga EPRDF ee ay ku bahoobeen xisbiyada dalka Itoobiya taladiisa haya ayaa la filayaa inuu maanta doorto raysalwasaaraha cusub ee bedeli doona raysalwasaarihii hore ee is casilay.

Sida ay xalay baahiyeen aqoonyahano Itoobiyaan ah oo falanqeeya arrimaha siyaasadda, waxa ay tilmaaneen inay soo dhammaadeen shirar u socday afarta xisbi ee ku bahoobay EPRDF, waxaana la filayaa inay maanta doortaan raysalwasaaraha cusub oo la horgayn doono baarlamaanka.

Afar siyaasi oo ka kala socda xisbiyada afarta ah ee ku bahoobay ururka EPRDF ayaa si weyn ugu loolamaya in midkood noqdo raysalwasaaraha cusub. Laakiin labada nin ee ugu dhow ayaa la saadaalinayaa inay kala yihiin Mr.


 

COMMENTS
Latest News