Saxilnews.com
ISREAL OO WELI DUQAYN KU HAYSA MEELO KA MID AH DHULKA SUURIYA
June 27, 2017 - Written by cali abdilaahi

Ciidamadda Israel ayaa weli duqayn ku haya meelo ka mid ah dhulka dalka Suuriya oo ay ku sugan yihiiin ciidamada dalkaasi.

Buuraha loo yaqaano Golan Heights ayaa ka mid ah meelaha ay shiishka ku hayaan ciidamada isreal.

 

COMMENTS
Latest News