Saxilnews.com
Iska hor imaad ka dhacay masjidka Al Aqsa
September 13, 2015 - Written by admin
 

Israa,iil (Saxilnews)-Iska horimaad ayaa ka dhacay masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus, halkaasi oo booliska Isalariiliyiita iyo dhalinyarada falastiniyuuntu iskaga hor yimadeen. Wax yar uun ka hor intaan sannadka yuhuudu bilaabmin.

Falastiniyiinta ayaa sheegay in masaajidka ay soo galeen bilaysku isla markaana ay waxyeelo gaadhsiyeen.Ciidamada Israel dhankooda waxay shegeen inaty albaabada laga galo masaajidka xidheen, kadib markii dhalinyaradau ay gudaha masaajidka isagu tageen oo ay dhagaxaan kusoo shiideen booliska.

 

 

 

maxamed xasan

 

Saxilnews005@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News