Saxilnews.com
INDONESIA”WIIL DHALINYARO AH OO HAWEENAY UUR LAHEYD QUDHA KAGA JARAY SU.AAL FUDUD OO AY WEYDIISAY
November 24, 2018 - Written by editor

INDONESIA(saxilnews.com)-28jir u dhashay dalka Indenosia ayaa dilay haweenay 32jir ah oo uur lahayd, ka dib markii ay dhawr jeer ku cel-celisay su’aal ahayd; Goormaad guursaneysaa?.

28jirkan oo lagu magacaabo Faa’is ayaa haweenaydan uu dilay waxay ahaayeen deris, isagoo su’aashan ka cadheysan ayuu maalin danbe ugu tagay gurigeeda cunaha ayaanu xoog u qabtay ka dib way geeriyootay.

COMMENTS
Latest News