Saxilnews.com
Hogaanka Xisbiga Muxaafadka ee Kulmiye Oo Soo Gaadhay Magalada Burco+Dareeanada Kale Duwana ee Lagu Soo Dhawayay+Sawiro
April 5, 2015 - Written by admin

Burco( Saxil News.com)-

Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka Ee Kulmiye Muse Baxi Cabdi Iyo Waftiggii U Hogaminayay Ayaa Soo Gaadhay Maalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer  Taasi Oo Lagaga Hortay Degmada Qoyta  Oo 18KM Kaga Beegan Waqooyiga Magalada Burco  Waxana Lasoo Gudibyay Dhankaas Iyo Gudaha Magalada Burco Waxana Uu Kale Kulmay Soo Dhawayn Wajiyo Kale Duwan Xambarsanaa  Deerano Kale Gadisan

Gudoomiyaha Iyo Waftiga Uu Hogaaminayay Ayaa Waxa Loo Galbiyay Dhankaas Iyo Xarunta Xisbiga Kulmiye Ee Uu Ku Leeyahay Gobolka Togdheer Oo Ay Ku Sugnayeed Dad Xadadkoodu Yaraa   Isla Markaana Ubadnaan Dhalinyaro Yaryar Iyo Haweenka Now Ee Shaqalaha Dawlada Iyo Gaadidka Dawlada

Burco   Saxil News

 

 

COMMENTS
Latest News