Saxilnews.com
Heshiis lagu baarayo shidaalka Soomaaliya
September 6, 2015 - Written by admin

Muqdisho (Saxilnews)-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dawladda Soomaaliya, ayaa maanta heshiis ku salaysan sahanka shidaalka ee badda Soomaaliya kula gashay shirkad la yiraahdo Spectrum magaalada Muqdisho.

Munaasabad weyn oo lagu saxiixayay heshiiskaasi ayaa waxa ka qaybgalay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiiradiisa iyo xildhibaano ka tirsan baarlamanka. federaalka.

Weriyaha Saxilnews ee Muqdisho maxamed siciid, oo ka qaybgalay xafladda saxiixa heshiiskaasi ayaa waraystay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Maxamad Mukhtaar Ibraahim, wuxuuna marka hore weydiiyay waxa uu yahay heshiiska ay la galeen shirkadda Spectrum.

 

maxamed xasan

 

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News