Saxilnews.com
“HEMA Waxaan leeyahay Hal Xaaraan ahi Nirig Xalaal ah ma Dhasho”…..Macalin Axmed Muuse
March 27, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Hoos Kaga Bogo Faahfaahinta Warkan

Macalin Axmed muuse odowaa oo ka mida macalimiinka wax ka dhiga dugsiyada sare Ee Dalka ayaa waxa uu fariin adag u diray Shirkada Hama Books Kaas oo kaga hadlaayo Qaabka ay shirkadu ku heshay qadaraaska manaahijta waxaa Uu Yidhi “Waxaan qormadan kooban kaga hal celinayaa, hadal hawaawi ah oo si hubsiimo la’aan ah ay shirkada HEMA BOOKS markii ay halacdhoontay ee dad aqoonyahan, sharci yaqaano iyo warbaahinta kala duwani si heer sare ah ugu iftiimiyeen ummadda Soomaaliland qaabka ay ku heshay sharkadu qandaraas ku-sheega Buugta Manhajka dalka oo dhan, kaas oo kooto loogu xidhay HEMA (15 sanno).

Wuxuu yidhi hal abuur Hadraawi:

“Hadalkaan farshaxannimo

Ama fiiro loo odhan,

<span< span=””>

</span<>

 

COMMENTS
Latest News