Saxilnews.com
Hayada Barakacayaasha Somaliland Ayaa Ka Warbixsay Khasaare Soo Gaadhay Barakacayaasha Istanbul
April 2, 2019 - Written by shiine caynaba

Hargaysa (saaxil.news) Hayada barakacayaasha Somaliland Ayaa Ka Warbixsay Khasaare Soo Gaadhay kaamka barakacayaasha Ee Istanbul Ee Magaalada Hargaysa Laba Qof ayaa ku Geeriyooday dab Halkaasi ka Kacay habeenimadii Xalay

Muuqaal Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News