Saxilnews.com
Haweenkii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Daawo:-Xisbiga Kulmiye Iyo Xisbiga Ay Ku Biiren Oo Ay Isla Maanta Ku Dhawaaqeen
April 20, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

 

Hargeysa (Saxilnews):- Haweenkii ugu badaa isla markaana ka kooban 18 urur oo ka jira degmadaDaarasalaam iyo deeganada hoos yimaada ayaa waxaa ay sheegen in ay iska casileen isla markaana ay macasalaameeyen tareenka xisbiga Kulmiye

Haweenkan ayaa waxaa ay sidoo kale ay sheegen in cududooda taagero ay ku biiriyeen xisbiga mucaaridka ah ee UCID isla markaana maanta laga bilaabo xisbigaas hiil iyo hooba la garab istaagi doonan

 

Degmada Daarasalaam ayaa waxaa ay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay magaalada Hargeysa waxaana deegankan dhalasho ahaan ka soo jeeda musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Musharax Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News