Saxilnews.com
Hargeysa Qorshe Dhaqaale Loogu Abuuraayo Qoysaska Danyarta Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Wasaaradda Ganacsiga JSL.
July 5, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Ururka Danwadaag oo hoostaga Daladda Nafis Network ayaa soo bandhigay qorshe miisaaman oo qoysaska noloshodu hoosayso loogu abuuraayo dhaqaale.

waxana goobjoog ka ahaa wasiirko ka tirsan xukuumadda Ururada Bulshada iyo Baananka gaarka looleeyay qaarkood.Ururkan Danwadaag ayaa qorshan dhaqaale kobcinta hore u soo tijabiyay kuna shaqaynaayay mudo sadex sano ah waxana uu ka hawlgala Xaafadaha iyo degmooyinka ay ku noolyihiin Qoysaska danyarta ah.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ee Somaliland Cumar shucayb Maxamed Wasiirka Dib Udejinta Cali Siciid Raygal,wasiir kuxigeeno iyo masuliyiin kale ayaa goob joog ka ah bandhiga qorshan waxanay sheegeen in uu yahay mid lagu najaxaayo.

Muqaalka Hoose eeg.

COMMENTS
Latest News