Saxilnews.com
HARGEYSA: DAYAX MADOOBAAD NISKII DAMBE EE XALAY INDHAHA LAGU KALA QAADAY
September 28, 2015 - Written by admin

Hargeysa ( saxilnews) – Xalay niskii dambe ayaa waxa Magaaladda Hargeysa laga arkay dayax madoobaad.
Masaajiida ku yaala Magaalada Hargeysa ayaa laga tukaday Salaad, taas oo ay dadku ilaahay kaga baryayeen in uu mar kale dayax dib ugu cadeeyo, hasayeeshee waxa uu waagu baryay isaga oo aanu dayaxu midabkiisii cadaanka ahaa dib ugu soo laabanin.

solar-eclipse
Dhawr goor oo hore, hasayeeshee kala fog ayaa sidan oo kale hargeysa looga arkay dayax madoobaad, waxaase wararka qaar ay sheegayaan in geeska afrika wadamada ku teedsani ay ka sinaayeen dayax madoobaadkii ay reer Hargeysa ku waabariisteen,

 

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News