Saxilnews.com
Hargeysa Caasimaddii Dusha Ka Miinaysnayd!!! W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer yare)
April 3, 2018 - Written by indho indho

Hargaysa(Saxilnews.com)
Tiraba dhawr dhacado oo aan goobjoog u ahaa waxaa xadhkaha laydhka iyo tilifoonadda oo ay leeyihiin shirkado kala duwan ay magaaladda ka dhaliyeen

Hargeysa waa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo dhacada bariga qaarada madow ee afrika, caasimadani waxay soo martay xaaladdo iyo isbedelo badan, waxay kasoo gudubtay burbur iyo dhaqaallo xumo ay sababeen dagaaladii dib u xoraynta iyo kuwo sokeeye oo ka dhacay sagaashameedyadii.

Horumar shacabka hargeysi sheegeen in ay caasimaddu gaadhay ayaan ilaa hadda u muuqan mid heer fiican laga gaadhay, si kastaba ha ahaatee hargeysa waxaa ku dhacay isbedel u muuqda indhaha dadka inta wanaagsan fiiriya.

Hadii aan u soo dhaadhoco ciwaanka qormaddan oo ah “Hargeysa caasimaddii dusha ka miinaysnayd!!!”, hadda oo la galay wakhti gu’a ah oo ay jiraan roobab iyo dabayalaha roobabka keena

 

COMMENTS
Latest News