Saxilnews.com
HANBALYO HANBALYO CIID WANAAGSAN DHAMAAN UMADA MUSLIMKA AH GAAR AHAAN AKHRISTAYAASHA SHABAKADA SAXILNEWS.COM MUNAASIBADA CIIDUL ADXA AWGEED
September 12, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Masuuliyiinta Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga Ah Ee Saxilnews.com  Ee Ku Kala Sugan Daafaha Dunidu Waxay Hambalyo U Dirayaan Dhamaan Umadaha Islaamka Iyagoo Ku Hambalyaynaya Bilashada Munaasibada Ciidul Adxa Oo Maanta Si Wayn Looga Iiday Caalamka Islaamka Oo Dhan

Ilaahay Waxaynu Ka Baryaynaa Inuu Inaga Aqbalo Camalkii Wanaagsanaa Ee Aynu Soo Qabanay Tobankii Cisho Ee Ugu Danbeeyey Bishan Oo Ahaa Maalmo Khayr Badan.

Inagoo Sidoo Kale Ilaahay Ka Baryayna Inuu Ciidan Ciideeda Inagu Gaadhsiiyo Caafimaad,Nabadgelyo,Cibaado Suuban Iyo Bashbash Iyo Barwaaqo.

COMMENTS
Latest News