Saxilnews.com
Hambalyo Meher Wacan Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan Jamaac Cismaan Iyo Marwadiisa Muuna Ibraahim Yoonis + Sawiro
April 24, 2017 - Written by suxufi

Hambalyo Meher Wacan Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan Jamaac Cismaan Iyo Marwadiisa Muuna Ibraahim Yoonis + Sawiro

Dhamman Shaqaalaha Shabakadda Caalamiga ah ee saxilnews.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Suldaan MAXAMED DEEQ SULDAAN JAAMAC CISMAAN IYO MARWADIISA MUUNA IBRAAHIM YOONIS oo maanta meherkoodu ka qabsoomay magaaladda hargeysa gaar ahaa maansoor hotel hargeysa waaxaanu u gu ducaynynaa ducadii rasuulka (S.C.W)

بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما فى الخير

Suldan Xassan suldan cabdiraxmaan suldaan diiriye Suldan xuseen ismacill geele Suludaan ibraahim suldan sulub Suldan axmed nuur samale Suldan mawliid cali ibraahim sabayso Suldan Axmed cumar Suldan aadan cawil Suldan maxamed Axmed sheekh Suldan xassan maxamed hobohobo Suldan cismaan sheekh ibraahim taalo Suldan aadan cawil cilmi Suldan xassan xiis Barre Suldan shariif bootaan Suldan xassan nuur askar Boqor cali xuseen kaahin Cheif caaqil cabdiraxmaan xassan xoore Cheif caaqil maxamud yasiin diini Chief caqil ibrahim macalin hindi Gudoomiye Dr. Axmed nasir maxamed Dhamaan saladaintaasi waxay hambalyo meher u dirayan suldan m. Sidiiq suldan jamac Cismaan iyo muna ibrahim yoonis oo meherkoodu 24kii April 2017ka dhacay magalada hargaysa

v

COMMENTS
Latest News