Saxilnews.com
Hambalyo Meher Wacan Mahdi Muxumed Ciise Iyo Ayaan Maxamuud Aadan
November 3, 2015 - Written by admin

Hambalyo Meher Wacan Mahdi Muxumed Ciise Iyo Ayaan Maxamuud Aadan

Aabbo Muxumed Ciise Qalinle,Hooyo Safiya, Abtiyo Axmed Cali Dable, Abtiyo Cabdi Cali Dable,  Cabdiraxmaan Axmed Cali, Xamda Axmed Cali,  Muna Muxumed Ciise iyo Odeygeeda, Hodan Muxumed Ciise iyo Odeygeeda, Raxma Muxumed Ciise iyo Odeygeeda, Fadxi Muxumed Ciise Iyo Xaaskiisa, Nimco Muxumed Ciise, Axmed Bare Cali iyo Xaaskiisa,Ilyaas Cabdi Cali, Axmed Ibraahim Aw-Cabdi, Khaalid Xuseen Jaamac, Mahad Bare Shide, Cabdikariim Muxumed, Axmed Cabdirisaaq Buteeye, Maxamed Muuse Xuseen, Mustafe Maxamed Cige, Kaltuun Xuseen, Muna Muuse Xuseen,Ruweyda Aadan Yusuf, Maxamed Mawliid Ismaaciil.

Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo Meher u Dirayaan

Mahdi Muxumed Ciise

&

Ayaan Maxamuud Aadan

Oo meherkoodu 2 bishan ka dhacay magaalada Hargeysa waxaanay leeyihiin ducadii Rasuulka BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.

COMMENTS
Latest News