Saxilnews.com
Hambalyo Meher Wacan :- Boqor Eng Yuusuf Badel Xasan Iyo Boqorad Asma Cabdiraxman Suudi + Sawiro
May 11, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hambalyo Meher Wacan :- Boqor Eng Yuusuf Badel Xasan Iyo Boqorad Asma Cabdiraxman Suudi + Sawiro

Dhamman Shaqaalaha Shabakadda Caalamiga ah ee saxilnews.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Boqor ENG YUUSUF BADEL XASAN  IYO Boqorad ASMA CABDIRAXMAN SUUDI  oo maanta meherkoodu ka qabsoomay magaaladda hargeysa gaar ahaa Masjidka Huda; hargeysa waaxaanu u gu ducaynynaa ducadii rasuulka (S.C.W)

بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما فى الخير

Dhamaan Shaqalaaha AL-HAYAAT SCHOOL  Oo Uu Ugu  Horeeyo Maamulaha Iyo Maamule Ku Xigeenka Iyo Dhamaan Waaxyaha Kala Duwan Ee Ka Hawl Gala Dugsigaas  Waxay Hambalyo Kal Iyo Laab Ah Ay U Dirayaan Boqor Eng Yuusuf Badel Xasan  Iyo Boqorad Asma Cabdiraxman Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaaladda Hargeysa Gaar Ahaan Masjidka Huda’

waaxayna  u gu ducaynayaan ducadii rasuulka (S.C.W)

بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما فى الخير

Waxaana hambalyo kale dirayaa dadka kala ah

Maxamed faarax cali (Wacad)

Khadar Mohamed

Mustafe Faarax

Maxamed Xasan Cawl

Eng Cabdikarim Barre

Khadar Geedi

Zaki Adam Zuxufi

Alla Magan Abiib

Idiris Tooxyare

C.shakur Xariir

waliid cabdiraman

imaam maxamed cabdilaahai (Shabeel)

Liiban C.raxman Xasan (QUULE)

Muxiyadiin (Awoowo)

Sharmaake Xanas

maxamed c.naasir

Asad Ismacil

Saalim Sheekh

Abdirisaq Kooshin

Cumar Cali

Maxamed Carab

Sayid Xamse Adan

Mubaarik Kayd

Cabdiraxman Faysal

mustafe gamadiid

maxamed cawad

aftax siciid jaambiir

sayid cumar

khadar boqore

Jimcaale Maxamuud Guuleed

Khaalid Siciid Jaambiir

axmed baashe aadan

maxamed raygal

c.fataax suldaan

khadar cabdiraxman

deeq cismaan

Mukhtaar Kanadiid

Mubaarik Kayd

Maxamed Axmed (Hargeysaawi)

maxamed cabdiraxman rooble

faysal cali kaahin

Xasan Xaasaasi

Siciid Aadan

Maxamed Cilmi

Jibriil Cali

Maxamuud Quule

Yaxye Xasan

Xamse Suldan

Image may contain: 9 people, people standing

Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing, suit and shoes

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing and sunglassesImage may contain: one or more people, camera and outdoor

 

Saxilnews//Office

Hargeysa Somalilan

Zaki Adam Zuxufi

COMMENTS
Latest News