Saxilnews.com
Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Siciid Maahir & Xamda Maxamud
December 6, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hambalyo Dhalasho Farxad Leh :- Siciid Axmed Cumar (Maahir) & Xamda Maxamud Cumar Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Hargeysa
Dhamaan Shaaqaalaha Shabakadda Caalamiga Ah Ee Saxilnews.com Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad Leh U Dirayaan. Siciid Maahir & Xamda Maxamuud Oo Maanta Wiil Ugu Dhashay Magaalada Waxaanu Leenahay Soo Kor Oo Soo Barbaar , Noqo Kii Diintiisa Dalkiisa Dadkiisa Intaba Anfaca AMIIN
Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Cabdicasiis Cali Nuur, Zaki Adaam Zuxufi Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdalle Axmed Cumar, Jamaal Shariif Saleebaan, Axmed Ibraahim Axmed, Idiris Caaqil Muuse, Idiris Cabdiqaadir Xirsi, Cabdixakiin Muxumed Xasan, Mustafe Saleebaan, Guuleed Xasan Maxamed, Cabdi Cismaan Almis, Cabdirashiid Daahir Qaabil, Mustafe Axmed Muxumed Odowaa, Liibaan Xaaji Fagadhe, Axmed Ibraahim Salwo. Dhammaan Asxaabtaasi waxa ay hambalyo dhalasho farxad leh u diraan Siciid Axmed Cumar (Maahir) Iyo Xamda Maxamuud Cumar Oo Maanta 5 December 2017 wiil ugu dhashay Cusbitaalka Edna Aden ee magaalada Hargeysa. Wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Siciid Axmed Cumar, wax ay leeyihiin Eebbe haka dhigo kii dalkiisa, diintiisa iyo Dadkiisaba anfaca Aamiin.
siciid

COMMENTS
Latest News