Saxilnews.com
Halkan Toos Uga Daawo Kumanaan Kun Oo Muslimiin Ah Oo Gudanaya Waajibaadka Cumrada Iyo Khudbadaha Ka Socda Masaajidka Barakaysan Ee Xaramka
September 11, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Daawadayaal waxaan halka si toos ah iidinku soo gudbinaynaa kumaam kun oo muslimiin ah oo ka kala yimi dacalada dunida isla markaana gudanaya waajibaadka cumrada ee maalinta carafe iyo khudbadaha ka socda masaajidka barakaysan ee xaramka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News