Saxilnews.com
Halkan Ka Daawo sawirada :Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Ka Adkayasan Kari Waayay Xashiishka Buux Dhaafiyay Magaalada Hargeysa+Xukuumada Iyo Dawlada Hoose Oo Dugsanaya
December 7, 2015 - Written by admin
Hargeysa (SAXILNEWS.COM)_Waxay ciidamada qalabka sida ee somaliland magaalada hargeysa ka fuliyeen olole nadafadeed ka dib markii aya arkeen in aan cid u danqanaysaa aanay jirin khashinka buux dhaafiyay caasimada hargeysa kaas oo ay dawlada hoose iyo haayadihii loo xil saaray ay dhex tamashlaynayaa magaalada iyadoo ay iska soo daba dhacayaan qayloda ka soo yeedhaysa shacabwaynaha magaalada hargeysa  hase ahaa tee waxan dhag jalaq loosiin cabasha balaadhan ee ka soo yeedhaysa bulshada ku naqan caasimada hargeysa
si kastaba ha ahaatee waxaan indhaha iyo dhagahaba ka furaysta xukuumada oo ka wakiil ahayd shacabka iyo bulshada soamliland waxaa kale oo ayana sidaas oo kalena indha ka qarsaday 25 kii xildhibaan ee loo doortay magalaada hargeysa

 

 

 

COMMENTS
Latest News