Saxilnews.com
Halkan Ka Daawo: Kulan Ay Yeeshen Jaaliyada Gobolka Saaxil Iyo Xubnaha Xilalka Ka Haya Xukuumada Soamaliland
July 8, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News)-Kulankan Oo Ka Dhacay Hotel Green Plaza Ee Magaalada Hargaysa ayaa Halkaasi Waxaa Soo Qaban Qaabiyey Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfafaainta Iyo Mareeyaha Haamaha Waxa Kale Oo Kasoo Qaybgalay Badhasaabka Gobolka Awdal Ramaax Cali Hayste Iyo Wasiir -kuxigeenka Warshadaha Somaliland Cali Dhagoole Iyo Qurbajoog aad Utira Badan

 

Waxaa Munaasibadan Hadalo Duco Iyo Isbarasho ah Kasoo Jeediyey Agaasimaha Guud Ee Warfaafinta Maxamed Cilmi Ilkacase Waxaanu Siwayn Usoo Dhaweyey Qurbajoogta Gobolka Saaxil Isagoo Ku Hambalyey Kulankan Ama Marti Sharafkan Ay Soo Ajiibeen

Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Suleeban Siciid Cali Ayaa Qurbajoogta Usoo Jeediyey Inay Dhisaan Magaaladooda Berbera Kuna Soo Noqdaan Isagoo Sidoo Kalena Ku Adkayey Inay Marwalba Diyaar Uyihiin Tageristooda

Xubo kala Duwan Oo Kamid Ahaa Wadiir Kuxigeenka Warshada Iyo La Taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Iayaguna Soo Dhaweeyey Qurbajoogta Kuna Tageeray Talaabooyin Waxqabad Oo Ay Balan Qaadeen

DSC_0013 DSC_0019 DSC_0021 DSC_0023 DSC_0061 DSC_0064 DSC_0069 DSC_0074 DSC_0077 DSC_0084 DSC_0088

DSC_0003

COMMENTS
Latest News