Saxilnews.com
Halkan Ka Daawo: Khamri Aad Utiro Badan Oo Lagu Qabtay Berbera Iyo Goob Aan Laga Filayn .
December 27, 2018 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Ciidamada amaanka Ee Magaalo Xeebeda Berbera ayaa gacanta kusoo dhigay khamri aad utiro badan oo dry gin ah kaasi oo laga helay xaafado magaalada ah .

COMMENTS
Latest News