Saxilnews.com
Halkan Ka Daawo:-Hayadda Shaqaalaha Dawlada Oo Dood Cilimiyeed Nooceedu Ku Cusub Yahay Somaliland U Qabatey Dhalinyaradda Dalka”
May 2, 2017 - Written by suxufi

Hargiesa(Saxilnews)dood ayaa lagu faaqidey caqabadaha iyo fursadaha shaqo helida iyada oo uu gudoomiyuhu xusey in dhibaatooyinka  dhalinyarada haysta ay la dareemi doonaan mar walbana ay  sidan oo kale u wadaagi doonaan wixii talo ah ee ay uga baahdaana la garab taagan yihiin munaasibadan bilan ee boqran waxaa ka soo qeyb galey madaxda hayada shaqaalaha dawlada oo uu ugu horeeyo mudan sharmaake ahmed muhumed wasiirul dawlaha wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada mudane cabdi daahir camuud gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja mahamuud cabdi jaamac (xuuto) iyo madax kale oo ka kala socotey dhammaan hayadaha dawliga ah iyo kuwa madaxa bannaanba kulan ayaa lagu lafa guray sidii dhalinyarradu shaqo u heli lahaayen waxaa kale oo kale oo madasha lagu lafaguray caqabdaha ku gadaamen dhalinyarada guntii iyo gabagabadii waxaa uu gudoomiyaha hayada shaqaalaha dawladu u balan qaadey dhalinyrada inay u  sii wadi doonaan kulamada noocan oo kale ah

COMMENTS
Latest News