Saxilnews.com
Halkan Ka Daawo Dhalinyaro Ku Bahoobay Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulmaan Ee Facebooka Ayaa Maanta Deeqa Isugu Jirta Sariiro Iyo Furshaan Cuspitalka Dhimirka Berbera
July 30, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Halkan Ka Daawo Dhalinyaro Ku Bahoobay Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulmaan Ee Facebooka Ayaa Maanta Deeqa Isugu Jirta Sariiro Iyo Furshaan Iyo Waliba Gogoshii Lagu Gogli Lahaa Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Lagu Xanaaneeyo Dadka Dhimirka Waxka Qaba Ee Ku Yaala Degmada Berbera,
Dhalinyartan Oo Lagu Magacaabo Midawga Indheer Garadka Somaliland Ayaa Sheegay In Deeqdan Ay Iska Kaashadeen Ilaa 1000 Qof Iyo Inkabadan Oo Dhalinyaro Ah Kuwaas Oo Ku Kala Sugan Gudaha Dalka Iyo Dibadiisaba.

COMMENTS
Latest News