Saxilnews.com
Halkan Ka Daawo : Dad Loo Dhoofiyey Muqdisho Kadib Markii Ay Mudo Ku Sugnaayeen Gudaha Berbera
July 22, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)

Xukuumada Somaliland oo ay weheliyaan haayada la kala shaqeeya gargaarka dadka kasoo barakacaya dalka yemen ayaa manta si wada jir ah u anbabixiyey in ka badan boqol qof oo todobakii ugu danbeeyey laga soo celiyey dal;ka yemen kuwaasi oo ku suganaa guriga soo dhawaynta dadka kasoo baraca dalka yemen

Waxaana manta dadkaasi laga dhoofiyey madaarka Magaalo Xeebeda Berbera iyadoo ay qaaday diyaarada Ocean

halkaasi goob jog ka ahaa madax kasocotay markiska boqorka sucuud arabiya malikul Salmaan Haayada IOM UNHCR

Waxaana halkaasi ka hadlay caynaashe Maxamed Axmed oo kasocday Wasaarada Deb Udejinta Jsl Iyo Sidoo kale Liiban Maxmuud Ciise oo kasocday haayada Socdaalka aduunka ee Iom

Waxaa iyagun dhankooda halkaasi ka hadlay rooble oo kasocday haayada UNCHR Iyo Sidoo kale sarkaal ka socday markiska maalgelinaya mashruucan ee milk salmaan ee dalka sucuud arabiya isagoo sheegay inay dadkaasi laga soo celiyo yemen ay ka tageeridoonaan sidii loogu soo celin lahaa guryahooda

 

 

COMMENTS
Latest News