Saxilnews.com
Halkan Ka Akhriso Warqad Ay Beesha Caalamku Kaga Jawaabeen Go’aankii Madaxwayne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Labada Doorasho Ee Somaliland
September 16, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Beesha caalamka ayaa walaac xoogan ka muujiyay go’aankii uu madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho ee golaha wakiilada Somaliland iyo madaxtooyada,isla markaana uu dib u dhigay doorashada golaha wakiilada.

Beesha caalamka ayaa sheegay in arinkan ay hoos u dhigayso kalsoonidii shacabka iyo beesha caalamku ku qabeen dimuqraadiyada Somaliland.

Waxaana sidan lagu sheegay war-murtiyeed kasoo baxay xafiiska dawlada Birtain ay ku leedahay magaalada hargeysa,iyaga oona beesha caalamku madaxwaynaha ugu baaqay inuu ka noqdo go’aankaasi uu ku kala qaaday labada doorasho ee is barkan lana doonayay in mar lawada qabto horaanba sanadka 2017-ka.

War-murtiyeedkan kasoo baxay dawlada Britain ayaa waxa uu u dhignaa sida tan.

23 

COMMENTS
Latest News