Saxilnews.com
Halkan Ka Akhriso Nuxurka Kulan Xasaasi Ah Oo Guddiga Komishanka Qaranku Ay La Qaateen Saddexda Xisbi Qaran Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay+Sawiro
June 14, 2017 - Written by suxufi

Sidoo kalena Komishanka Qaranka iyo masuuliyiinta saddexda xisbi Qaran waxay ka wada hadleen isla markaana ay isla qaateen habka ay magacyadda iyo astaamaha ay xisbigu ugu kala horeeyaan warqadda Codbixinta iyo qoraalada kale ee Doorashada madaxtooyad taas oo u dhacday hab qori tuur ah.

Waxaana kulankan dhex maray labada dhinacba uu kusoo  dhamaaday is fahan.

19059524_456969941316352_5407235690226508029_n19059970_456970041316342_5027762307064244845_n19060108_456970141316332_1559807886644584224_n19105606_456969947983018_7744298132821947489_n19105780_456970037983009_8011474072538923589_n19106032_456970147982998_4763054889290325983_n19145800_456969944649685_2301329964879583283_n 19148903_456970044649675_8836808614822819671_n

COMMENTS
Latest News