Saxilnews.com
HALKAN KA AKHRI LIISKA MUDANEYAASHII WAKIILLADA EE SHALAY OGOLAADAY IN HAAMAHA LA WAREEJIYO IYO MAGACYADA XILDHIBAANNO DIIDANAA MOOSHINKAN OO SHALAY SAXEEXAY
September 13, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Gudaha Ka Akhri: Liiska Xildhibaannadii Hore U Laalay Mooshinkan Iyo Magacyada 38-kii Mudane Ee Shalay Saxeexay Is Barbar Dhiga Labada Liis Ee Xildhibaannadii Hore U Diiday Wareejinta Haamaha Shidaalka Iyo Kuwa Shalay Saxeexay Mooshinkii Ay Shir Guddoonka Goluhu Shalay Isku Faro Saareen Immisa Mudane Ayaa Mawqifkoodii Beddelay Oo Saxeexay Mooshinkii Shalay Shir Guddoonku Isku Faro Saaray? Murankii dagaalka gaadhay ee shalay dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) iyo ku-xigeenka koowaad Baashe Maxamed Faarax, ahaa mid ka dhashay mooshin ay keeneen Mudanayaal Golahaasi katirsan oo la xidhiidhay sidii Mudanayaashu uga arrinsan lahaayeen Warqaddii dhawaan Madaxweynaha lagu celiyey ee la xidhiidhay wareejinta Haamaha shidaalka Berbera. Mudanayasahan oo magacyadooda uu helay wargeyska Hubaal, ayaa kala ahaa sidan soo socota:

  1. Xildh. Mahdi Xuseen Cadarre,
  2. Siciid Maxamed Cilmi.
  3. Cali Xasan Maxamed.
  4. Xasan Cawaale Caynaan.
  5. Xasan Muuse Hufane.
  6. Ibraahim Axmed Raygal.
  7. Axmed Barkhad Obsiiye
  8. Mahdi Cabdilaahi Maxamed
  9. Axmed Cabdi Kijandhe
  10. Cabdilaahi Axmed Yuusuf.
  11. Axmed Jaamac Cali
  12. Cali Maxamed Aadan
  13. Ibraahim Axmed Sheekh Muuse.
  14. Ibraahim Carraale Cabdi
  15. Maxamed Xuseen Xaaji Ciise.
  16. Mahdi Maxamed Jaamac
  17. Maxamed Axmed Obsiiye
  18. Saleebaan Cawad Cali
  19. Maxamed Xaaji yuusuf Waabeeyo.
  20. Cabdi Hirad Warfaa
  21. Cabdiqaadir Jaamac Xaamud
  22. Cabdilaahi Xuseen Cige
  23. Axmed Maxamed Diiriye.
  24. Abuukar Cabdiraxmaan Good
  25. Cabdiraxman Muuse Jaamac
  26. Cali Obsiiye Diiriye
  27. Maxamed Jaamac Cabdi
  28. Xamse Maxamed Gaaddo-weyne
  29. Cabdicasiis Cabdilaahi Aadan dhulcun
  30. Farxaan Maxamed Cali
  31. Maxamed Cismaan Aadan
  32. Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan
  33. Cabdiraxmaaan Maxamed Jaamac
  34. Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
  35. Maxamed Maxamuud Cumar Xaashi.
  36. Axmed Ducaale
  37. Maxamed Axmed Dhakool
  38. Sulaymaan Yuusuf Cali Koore

Sideed iyo soddonkaas xildhibaan ayay kala ahaayeen xubnaha saxeexay mooshinka shalay fawdada abuuray ee golaha wakiillada la hor keenay.

Arrinta xusida mudan ayaa ah in ay xildhibaannadan saxeexay mooshinka shalay ee wareejinta haamuhu ay sidoo kale ku jireen xubno iyaguna ka mid ahaa afartankii xildhibaan ee hore codka diidmada ah gacanta ugu taagay in la wareejiyo haamaha hase ahaatee hujuun adag iyo kaambayn ay xukuumadda iyo xubnaha kaadiriinta goluhu qaadeen lagu soo xero geliyey mawqifkoodii horena lagu bedelay. Xubnahaas wada saxeexay labada mooshin ee isku lidiga ah ayaa ka koobnaa lix mudane oo kuwada jiray labada liisba.

Magacyada Xildhibaannada Diiday Mooshinkii Hore ee wareejinta Haamaha

  1. Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire
  2. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille
  3. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
  4. Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye
  5. Xildhibaan Axmed Faarax Toot
  6. Xildhibaan Cali xaaji Maxamed Muuse
  7. Xildhibaan Baar Siciid Faarax
  8. Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale
  9. Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
  10. Xildhibaan Xasan Maxamed Hufane
  11. Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige
  12. Xildhibaan Jaamac Xasan Cadow
  13. Xildhibaan Maxamed Saalax Cige
  14. Xildhibaan Bashiir |Sh. Xuseen Tukaale
  15. Xildhibaan Weli Axmed Xaawo
  16. Xildhibaan Xaashi Xuseen Caabi
  17. Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde
  18. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog)
  19. Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle
  20. Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdulle
  21. Xildhibaan Ibraahim Axmed Reygal
  22. Xildhibaan Maxamuud Jaamac X. Cilmi
  23. Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Weyso-cadde)
  24. Xildhibaan Xaamud Xasan Cismaan
  25. Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige (Black)
  26. Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel
  27. Xildhibaan Maxamed Baaruud Shide
  28. Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan
  29. Xildhibaan Aadan Muxumed Hoorri (Mataan)
  30. Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool
  31. Xildhibaan Maxamed Cusmaan Maxamed (Bulqaas)
  32. Xildhibaan Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale)
  33. Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa
  34. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
  35. Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf
  36. Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama)
  37. Xildhibaan Siciid Yuusuf Cartan
  38. Xildhibaan Ibraahim Jaamac Reyte

Xigasho Wargaysa Hubaal

COMMENTS
Latest News