Saxilnews.com
Halkan Ka Akhri Gudi La Qarinayey Oo Uu Madaxwaye Siilanyo Sameeyey .Gudida Freezonka Berbera
December 19, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Halkan Ka Akhri Gudi La Qarinayey Oo Uu Madaxwaye Siilanyo Sameeyey .Gudida Freezonka Berbera

xeerakni ku saabsan samaynta gudida komishinka free sonka Berbera ayaa la sheegay inuu madaxwayne siilanyo ku saxeexay guriga uu ka degan yahay magaalada Hargaysa kaasi oo dabada ka riixyey safiirka somaliland ee wadanka emiraadka Carabta Baashe Cawil

Gudia komishinka free zone ka berbera oo ka booban shan xubnood ayaa kala ah

1-Maxamed Sheekh Faarax Cumar Gudoomiye

2- Kayd Cabdilaahi Xandule

3-Maxamed Sheekh Cismaan Cumar

4-Cabdi Maxamed Aadan Cadaani

5-cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf

gudidan ayaa lagu talogalay inay noqdaan kooxda hogaamin doonta free zoneka Berbera kaasi oo hab xaglin ku maamuli doono wiilka uu sodoga u ahaa madaxwaynihii hore ee somaliland Axmed Maxamuud Siilanyo

 

COMMENTS
Latest News